Wajiga Koowaad Iftiiminta Magaalada Laascanood Oo la Bilaabay

0
57

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Dowladda hoose ee caasimadda SSC Khaatumo iyo shirkadda korontada ee Sool Power ayaa si rasmi ah u daahfuray wajiga koowaad ee mashruuca iftiiminta magaalada.

Mashruucan, oo socon doona muddo, ayaa lagu rakibayaa nalalka cusub ee jidadka si loo sugo iftiin ku filan goobaha kala duwan ee magaalada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here