Qaadashada Sabarlooga KG Oo Laga Bilaabay Baraawe.

0
17

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baraawe ee Caasimada Dowladda KGS waxaa si Toos ah looga bilaabatey Qaadashada Sabarloogooyinka dhulalka dadka Degan Magalada taasi oo Suragashey sanadooyin fara badan ka dib Maadama Sabarloogada tahay mid adeyneysa in uu qofka leeyahay Dhulka uu Degan yahay ama u yaala.

Waxaana kulan lagu shaacinaayey in la bilaawey aqqdashada sabarloogooyinka goob joog ka ahaa maamulka Degmada Baraawe Saraakiisha Amniga, Xubno Kamid Ah Golaha Degeenka Degmada iyo Qeybaha kala duwan ee bulshad.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here