Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Kulankaani oo ahaa mid looga hadlayay xaaladda abaaraha ee ka jirta gobolka Iyo Sidii wax looga qaban lahaa ayaa waxaa uu Gudoomiyaha Gobolka Iyo Xigeenadiisa ay la qaateen Madaxda Hay’adaha Ka Howl-Gala Gobolka waxaana inta uu socodey kulan ahaa Mid wax badan Looga Arinasadey la isla meel dhigey waxyaabaha la isku af gartey oo ah Samatabixinta dadka danyarta ah.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir