Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Burburkii ka dhacay dalka Wuxuu saameyn ku yeeshey adeegyada ay Muwaadiniinta heli jireen sida waraaqadaha Dhalashada, Aroosyada, dhaxalka, Furiinka iyo kuwa kale oo ah Xogaha muwaadinka ay keydin jirtey Dowlada Hoose balse mudo dheer dalkeena ayaana lahayn wax Xog keydin ah oo loo sameeyey Muwaadiniinta dhalanaya iyo kuwa taasina ay keentey caqabada badan
Agaasimaha Waaxda Dad dhigista Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo ayaa Sharaxaad ka bixiyey waxyaabaha ay waaxdu u qabato Bulshada Muhiimada ay Waaxda u leedahay Muwaadiniinta iyo sida dadka uga adeegaan.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi