Ciidanka Daraawiishta KG Oo Lagu Wareejiyey Bacaha Roobka laga galo

0
18

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baydhabo Ayaa Ciidinka Daraawiishta Koonfurgalbeed ee joogaa furimaha ku wareejiyey Bacaha ay ka dugaashtaan Roobka maadaama la galey Xili roobaabka ciidanka ay ku sugan yihiin banaanka Magaalada.

Bacyahaan oo ah kuwa laga galo Roobka , Dabeesha iyo Dhaxanta ayuu sheegey maamulka Degmada Baydhabo in ay ku dhiirogalinayaan ciidanka amniga sugaya ee ku sugan banaanka magaalada si ay u sugaan Amniga Maadaada lagu jiro Bisha ramadaan.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here