Carruur uu soo ritay Xanuunka Jadeecada Oo la geeyey Isbitaalka Degmada Kismaayo.

0
17

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Xanuuno ay Jadeecada iyo Duumada kamid yihiin ayaa Sooritay Carruur ay Da’doodu ka yartahay 5 Sano kuwaas oo laga keenay Deegaano hoos yimaado Magaalooyinka Kismaayo iyo Jamaame kuwaas oo hada lagu dabiibayo Cisbitaalka weyn ee Kismaayo si loo badbaadiyo maadama Xanuunadan ay yihiin kuwa halis ah

Caruurtan Xanuunku lagu arkay ayaa ah kuwo aan qadan Talaalka iyo kuwa aan dhameysanin Talaalka sida ay Warbaahinta u shegeen Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ka dib markii ay booqdeen Isbitaalada Carruurtan lagu dabiibayo

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here