Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Qoysaskan Carruurtooda Agoonta ah ee dharka Ciida Loogu qeebiyey Magaalada Baydhabo ayaa iska soo Aruuriyeen dad Muxsiniin ah ee ku nool dalka dibadiisa iyo Gudihiisa si loo Caawiyo dadkaas aan awoodin in ay iibsadaan dharka maadama ay yihiin qoysas danyar ah in la Caawiyana ay tahay Talaabada kor u kor uqaadeysa in dadku isjeclaadaan
Sanadkasta ayay dadka Muxsiniinta ah Ciid siin yaan Caruur fara badan ee ku nool dalka gudihiisa Maano Maxamed nuur oo Wakiil ka aheyd bixinta deeqdan dharka ciida ah islamarkaana kamid tahay dadka ka qeyb qaatey in ay wax ka bixiso ayaa u mahad ceelisay Muxisiintii sadaqeysatey in ay ka farxiyaan Caruurta Agoonta waaxayna sheegtey in loo baahan yahay la xoojiyo Caawinta kuwa danyarta ah.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady