Ancelotti Oo Isaga Tagaya Real Madrid.

0
15

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Mustaqbalka Carlo Ancelotti ee kursiga keydka Real Madrid ayaa ku xiran inuu ku guuleysto horyaal xilli ciyaareedkan.

In kasta oo uu hal sano uga hadhsan yahay qandaraaskiisa, dalabaadka kooxda ugu fiican adduunka ayaa arimaha ka Dhigaya sida ay tahay.

Ku guuleysiga LaLiga ama Champions League waxay xoojin doontaa sii wadida hogaaminta kooxda.

Si kastaba ha ahaatee, Ma cadda in Macalinka laftiisu uu doonayo in uu Soo afjaro waayihiisa kooxda isaga oo haysta dookh uu ku hogaamin karo xulka qaranka Brazil.

Xiisaha xidhiidhka Brazil ee tababarha ayaa wali taagan tan ilaa 2 sano ka Hor.

Sida laga soo xigtay Eduardo Inda ee ‘El Chiringuito’, Xiriirka Kubadda Cagta Brazil Ayaa wali xiisaha u Haya tababaraha reer Italy kadib markii ay laba sano ka Hor xiiso u nuujiyeen Saxiixa tababaraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here