Suuqyada Degmada Wanlaweyn Oo laga dareemayo u diyaar Garowga Ciidul Fidriga

0
186

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Waxaa Meel gaba-gabo ah maraya Bisha Barakeysan ee Ramadaan, iyadoo sidookale Mudo Kooban ka harsantahay Munaasabadda Ciidul Fidriga oo Dadka Muslimiinta ah ay ugu jiraan Diyaar garoow aad u xoogan.

Wanlaweyn waxay kamid tahay Degmooyiinka Gobolka shabeelaha Hoose ee Koonfur Galbeed, iyadoo Suuqyada Degmada si aad ah oo looga dareemayo u diyaar garowga Munaasabada Ciidul Fidriga.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here