Qoysas danyar ah Oo Raashiin Loogu qeybiyey Magaalada Baydhabo

0
44

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ku dhowaad qoysas gaaraya ilaa Boqol iyo konton (150) oo kamid ah dadka danyarta ah ee ku nool kaamamka Duleedka Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Bay ayaa waxaa lagaarsiiyay Deeq Raashiinka Noocyadiisa kala duwan ah.

Deeqdan oo Ururka Horumarinta Deegaanka DEDO ay u soo wakiishtay Hay’adda Arlaadi relief ee loogu talagalay Dadkan danta yar ayaa waxaa Goobta laga bixinaayay Goob joog ka ahaa Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha Bulshada Gobalka Baay iyo kan Degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here