Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baydhabo Ayaa Afurin u sameyey Kun Qof oo danyar ah oo ku nool kaamamka ku yaala duleedka Degmada Baydhabo waxeyna afurintaasi oo isuga jirtey Raashiin iyo Shan iyo taban neef oo Ari ah bixisey Dowladda Hoose ee degmada
Goobta Afurinta loogu samaynayey dadkan danyarta ay aheyd Shantarka Xaafada Isha goob joog ka ahaa gudoomiyaha degmada baydhabo Gudoomiya ku xigeenka aminga iyo siyaasada ee degmada Gudoomiyaha ururuka haweenka iyo masuuliyiin kale.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir