Aqoon isweydaarsi ku saabsan Horumarinta Shaqooyinka Oo Lagu soo gaban gabeeyey Gaalkacyo

0
70

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu soo gabagabeeyay aqoon isweydaarsi la xariira horumarinta shaqooyinka ay hayaan Gudiyada Nabadda Gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug waxaana so qabanqaabiyey Hay’ada CBD oo kaa shaneysa Wasaaradaha Arimaha Gudaha Puntland iyo Galmudug

Aqoon iswiidaarsigaan oo socdey mudo Sedax Maalin ah ayaa waxaa gudiga lagu baraayey Shaqootinka horyaala ee la xiriira nabada Gobolka Mudug waxaana xiritaanka ka qeyb galey masuuliyiin ka tirsan maamulka galmudug iyo Puntland .

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here