Wasaaradda Deegaanka Jubbaland iyo Jaamacada Plasma Oo ku heshiiyey Horumarinta Deegaanka

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda Dowlada Jubbaland iyo Jaamacada Plasma Faraceeda Magaalada kismaayo ayaa kala Saxiixday Heshiis iskaashi oo la Xariira Cilmi baaris sida arimaha Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada kadib Munaasabad lagu qabtey Kismaayo ay ka qeyb galeen Madaxda Wasaarada iyo Jaamacada

Muhiimada Heshiisan ayaa waxa ay tahay in la wada Labada dhinac is dhaafsan doonaan Cilmi baarisyo ku aadan Arimaha Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada kuwaasi baaraya dhibaatada isbedelka Cimilada ku reebtey Soomaaliya gaar ahaan Jubaland.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here