Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Haweenka, Arimaha Qoyska iyo Xaquuqul insaanka Jubblanad iyo Hay’adda Naafada Qaranka ayaa iska kaashaday qaybinta agab muhiim ah oo loogu talagalay dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
Goobta lagu qeybinaayay Agabkan ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Haweenka Jubbaland , Gudoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka, Gudoomiyaha Dallada Naafada Jubbaland iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Wasaaradda.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday