Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Caruurtaani oo isuga jiraan Agoon iyo danyar ayaa Hay’adda Zamzam Foundation waxey duleedka magalada moqdisho ee caasimada dalka uga qeybisey dharka ciida si ay maalamaha ciid ay farxada ula qataan Caruurta kale ee asagooda ah maadama aaney waladiintooda aboodin In ay u gadaan dharka iyo qalabka Ciida.
Uga horeyn qaar ka mid ah waaladiinta caruurtooda ka faaideystey Deeqdan dharka ciid ah ayaa sheegey in ay qorshaha uga jirin in Caruurtooda ay Ciidaan sanadkaan maadama aan abdooninoo Halgana AY Kula jiraan maareynta noolal maalimeedkooda.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir