Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waaxda Horumarinta Ganacsiga Dowladda Hoose ee degmada Baydhabo ayaa isbedel ku sameysey habka loo bixinaayo adeegyada waxda taasi oo ay sheegtey waaxda in laga guurey qaabkii hore ee ganacsadaha loogu tago jirey Xaruntiisa ganacsi , hada isa oo joojo xaruntiisa inuu bixin karo lacagta canshuurta iyo marka la gaaro bxiinta lacagta shatida ganacsi
Agaasimaha waaxda Horumarinta Ganacsiga Dowladda Hoose ee degmada Baydhabo Xasan Fiidle Cabdiraxmaan ayaa sharaxaad kabixiyey waxyaabaha laga bedeley habka bixinta sidoo kale waxaa uu sheegey in qaabka cusub uu ilaalinaayo xogta iyo magacyada Ganacsadaha iyo Xaruntiisa ganacsi.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani