Dad ku dhintey Ceelbiyood ay ka qodayeen Magaalada Baydhabo

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Labo qof ayaa la xaqiijiyey in ay ku dhinteen ceelbiyood laga qodaayey xaafada cuney ee Baydhabo ka dib markii saaka ay gudaha u galeen ceelka si ay uga soo saareen ciid badan oo dhex taaley ceelkaan oo ay isticmaali jireen dadka xaafada

Dadka xaafada ayaa sheegey in saaka xili hore ay gudaha u galeen dadaal dheer ka dibna lagu guuleytey in lixsacadood ay qaadatey soo saaritaanka meydadka laba qof ee gudaha ugu jirey waxaana sababta geerida ay ku sheegeen heerkulka oo aad u sareeyey iyo ceelka oo ahaa mid aan mudo la isticmaalin adkeynta in gudaha loo galo

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here