Cunooyin dhacay Oo lagu soo Bandhigay Magaalada Laascaanood

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dawlada Hoose ee Caasimada SSC-Khaatumo ayaa soo bandhigtay Alaabo iyo Daawooyin dhacay kuwaa soo uruiyeen meherado iyo goobo Caafimaad oo ku yaalla Laascaanood .

Sidoo kale Waxaa la soo xidh xidhey mulkiikayaashii meheradahaasi kuwaa oo qaarkoodna Maxkmada la horgeynayo , Qaarna Ganaaxyo adag la marinayo sidey sheegeen Masuuliyiinta dawlada Hoose ee Caasimada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here