Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowladda Puntland ayaa u qabatay Xafladda Qalin Jebinta 31 arday oo dhalinyaroah ah oo laga soo saaray askaraha kuwaasoo la baray xirfadaha gacanta sida Farsamada Tuubada, Korontada. Cilad bixinta gaadiidka qaybta dabka iyo cilad bixinta birta baabuurta.
Waxaa Munaasibadda Xafladda ka soo qayb galay xubnaha Wasiirada ee Dowladda, Xildhibaano, Hay’adaha ah daneeyayaasha arrimaha carruurta, Waalidiinta, Mas’uuliyiinta iyo Hawl wadeenada Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowladda Puntland oo hirgelisay barnaamijkan waxbarasho.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani