Ardey Xifdisey Qur’aanka Oo Shahaada lagu Gudoonsiiyey Bardaale

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaani oo aheyd mid ay ku qalinjabinaayeen ku dhowaad 20 Ardey oo baratey Xifdinta qur.aanka kariimka ee Qowlka Eebe ayaa Lagu qabtey degmada berdaale ee Gobolka bay taasi oo ay ka soo qeyb Galeen Culumo Macalamiin kala duwan Waladiin iyo qeybaha Kala Duwan ee Bulshada.

Inta munaasabada socotey ayaa waxaa shahaadooyin lagu gudoonsiiyey Ardeyda loo qabtey taasi oo aheyd dhiiragelin ay ka heleen Maamulka Iyo Macalamiintoda maadama ay in ka badan sanad ay soo wadeen Xifdinta qur’aanka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here