Olole Nadaafadeed Loogu diyaar garoobayo Ciidul Fidriga Oo Laga Sameeyey Baydhabo.

0
15

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)  Maamulka Dowladda Hoose oo ee degmada baydhabo ayaa Olole nadaafadeed ee uu ujeedkeedu yahay dib u soo Celinta bilicida iyo nadaafada guud ka sameeyey qaar kamid ah xaafadaha degmada Baydhabo Xili ay maalmo Ka harsan tahay Ciidul Fidriga.

Ololaha nadaafada oo uu soo qaban qaabiyey Agaasimaha waaxda Caafimaadka iyo fayadhowrka Dowladda hoose ee degmada Baydhabo ayaa waxaa qayb ka ahaa Gudoomiye kuxigeenka Arimaha bulshada Gudoomiyaha Haweenka iyo sidoo kale qaar kamid ah gudoomiye xaafadeedyada iyo Hooyooyinka xaafadaha magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here