Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Xaafada Holwadaag ee Degmada Baydhabo ayaa Afur wadareed u sameeyey Masuuliyiinta Maamulka Koonfur galbeed ayaa waxaa ka qeybgaley Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed , Kuxigeenkiisa, Maamulka Degmada Baydhabo iyo Saraakiisha Ciidanka Amniga Degmada iyo Kan Gobolka Baay
Ujeedka ayey ku sheegeen Maamulka Xaafada Holwadaag inuu yahay dhiirogalin ay u sameynayaan Ciidanka Amaanka oo sii lama jibaarey Sugida Amniga Degmada Bisha Bareysan ee Ramadaan oo aan ku jirno 10-keeda u danbeeyey.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani