Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Goobaha lagu talo dharka ama Harqaanka ee magaalada Baydhabo ayaa laga dareemaya mashquul badan iyadoo dhalinyaradan ku shaqeeysta xirfaddan fursad u tahay maalmahaan iyagoo lacago badan ka sameeya ciida dharka la talo .
Dhalinyaradaan ayaa waxaa ay xiligaan oo kale tolaan dharka nocoyadooda kala duwan sida tolida khamiisada iyo shatiyada toliinka ah oo ay ukeensadaan Bulshada magaalada Baydhabo maadaama ay isku diyaarinayaan munaasabadda ciidul fidriga dhalniyara magaalada baydhabo.
Warkung Waliba nig haayte Rahma Salaad Abdyllahi