Bulshada Xudur Oo Ka Faa’ideystey Warshad biyaha sifeysa oo loo Hirgeliyey.

0
39

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bulshada Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool oo Baahi weyn ay u qabeen Helidda Biyo Macaan oo Nadiif ah, ayaa helay ka dib markii dhawaan Magaalada laga Hirgeliyey Warshad biyaha sifeysa.

Qaar kamid ah Bulshada Magaalada Xudur oo ka hadlay ayaa sheegay in ay ka baheen dhibkii ay u qabeen Helidda Biyo Macaan oo Nadiif ah, Iyagoo sidookle soo dhaweeyay Warshad biyaha sifeysa ee IMRA Mineral water.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here