Biya dhaamin Loo sameeyey Xoola dhaqatada Degmada Farlibaax

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Weli waxaa degmada Farlibaax iyo Deegaano kale ee hoostaga ka taagan Xaalad Biyo la’aan ah oo saameyn ku yeelatay Nolosha Dadka oo Qiyaastii 45KM ujirta Magaalada Baledweyne gobolka Hiiraan ee Dowlad-Goboleedka Hirshabeele.

Sanetar Xasan Iidow oo kamid ah Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Biyo Dhaamin u sameeyay dadka degan degmada Farlibaax, iyo Deegaanada kale ee hoostaga oo dhibaato weyn u qabay helidda Biyo ay ku dhaqmaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here