Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Sare ee Al-Huda ee Magaalada Mandheera ayaa kulan ay la qaateen Waalidiinta caruurtoodka iskuulkan wax ka barta ayaa waxa ay kaga hadleen Manhajka cusub ee lagu bari doono ubadka, kaasi oo ahaa mid ay waalidiintu fahan guud laga siinayay.
Kulankan oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Al-Huda ayaa waxaa ka soo qeyb galay waalidiin, howlwadeeno kala duwan iyo maamulka iskuulka
Warkung Waliba nig haayte Rahma Salaad Abdyllahi