Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ceel Maandheere oo kamid ahaa Ceelasha ugu wanaagsan ee ku yaala Degmada Xudur oo ay dadka iyo Xoolaha Biyaha ka Cabi jireen ayaa hada u muuqda mid Gurey kadib markii jiilaalka uu dheeradey durbana dadka iyo duunyada Saameyn ay ku yeelatey dadkuna wali ay Raja ka qabaan in Biyo keeno maadaama uu Ceelku uu ahaa mid lagu gudbi jirey xiliyada oo kale
Shacabka ku dhaqan Degmada Xudur ayaa hada wajahayaan Biyo La,aan aad u daran sidoo kalena waxaa Saameynta dareemay dadka Xoola dhaqatada ah kuwaas oo Xoolaha Biyaha ka waraabsan jirey Tanana ay halis ku tahay dadka iyo Duunyada maadama Noloshu ay biyo tahay.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady