Dhalinyaro is xilqaantay Oo Afurin u sameeyey dad danyar ah ku nool Gaalkacayo

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhalinyarada wax ka barata Jaamacadaha iyo Iskuulada Degmada Gaalkacyo kuna midoobay Ururka Isxilqaan ayaa afurin u sameeyey 35qoys oo dan yar ah, kuwaas oo isugu jira Agoon, waayeelo, iyo Barakacayaal Deeqdan dadka la gaarsiiyey ayay dhalinyaradan ka soo Aruuriyeen Bulshada qeybaheeda kala duwan si kaalin uga qaataan Caawinta dadka tabaaleysan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here