Deeq raashin ah oo la gaarsiiyay xarunta caafimaadka Maskaxda Dr Xabeeb.

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)  Hay’adda samafalka ee Bin Salmaan ayaa deeq Raashin ah Gaarsiiyey Dadka Dhimarka ka xanunsan ee lagu daryeelo Xarunta dhimirka ee Dr.Xabeeb oo ku taala magalada moqdisho.

Deeqdani oo qeyb ka aheyd barnaamijka samafalka Bisha barakeysan Ee ramadaan ayaa ujeedkeedu wuxuu ahaa in lagu taagyeero dadka Danyarta ah maadama aysan aboodin in ay helaan cuno iyo deeq Caafimaad oo ku filan .

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here