Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Haweenka, Arimaha qoyska iyo Xuquuqul insaanka Dowlada jubbaland iyo Hay’adda Naafada Qaranka ayaa agabyo Muhiim ah oo loogu talagalay dadka baahiyaha gaarka ah qaba ku wareejisey dadka naafada ah.
Aqabkaan ayaa waxaa uu ka koobnaa Kuraasta dadka lixaadkooda aan dhameystirneen (Wheelchairs), Biraha Socodka, Agabka Dadka Araga La’a, iyo kuwa kale Muhiim u ah dadka Naafada Ah.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani