Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad 15 Carruur ah oo ku nool Xaafada Isha ee Magaalada Baydhabo oo ka mid ah dadka danyarta ah iyo kuwa agoonta, ayaa loo qeybiyey dharkii ay ku Ciidi lahaayeen oo Maalma kooban inoogu dhiman, Carruurtaana ay yihiin kuwa aan heysan wax ay dhar ku gataan.
Deeqdan dharka Ciida ayaa ka timid Gudoomiyaha dhalinyarada Xaafada isha si ay uga farxiyaan caruurta danyarta ah maalinta ciida maadaama waalidiinta dhalay caruurtan aysan awoodin inay u iibiyaan dharka Ciida.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi