Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ka dib markii Saqaal bil ka hor fatahaado uu ka sameeyay Wabiga shabeele tuulada Bayaxaaw ee Magaalada jowhar, Kaas oo saameeyay Dada iyo duunyo ayaa waxaa kormeeray Mas, uuliyiin ka tirsan Wasaarada Beeraha Hirshabeelle.
Kormeerkan ayaa qeyb ka ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaarada Beeraha Hirshabeelle, Agaasimaha Waaxda shaqada iyo shaqaalaha Wasaaradda, Isku duwayaasha Wasaaradda Degmada iyo Gobolka, halkaas oo ka socda Shaqooyinka adag ee lagu Xiraayo Buqda Fatahaada tuulada.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday