Xuska Maalinta Biyaha Aduunka Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ayidoo ay maanta tahay Xuska maalinta Biyaha aduunka ayaa Waxaa Magalada Baydhabo lagu qabtey Munaasabadaan oo ay soo agaasimeen Wasaarada tamarta Biyaha iyo qaar kamid ah hay’adaha ka howlgala magaalada Baydhabo ayaa waxaa qayb ka aheed biyo dhaamin loo sameeeyey dadka danta yar ee ku nool Duleedka magaalada Baydhabo.

waxaana Munaasabada ka soo qayb galey Gudoomiyeyaal Howlwadeenada hay’addaha Agaasimiyaal odeyaasha dhaqanka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magalada baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here