Xarun Bixisa Adeegyada Dalxiiska Oo Laga Dah-furey Magaalada Baydhabo

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sahmis Iyo Awaaji oo ah laba shirkadood oo xalay xariga laga jarey ayaa waxaa ay qaban doonaa Adeegyadda Dalxiiska , Daabulista , Kala gadista guryaha iyo Gaadiidka noocyadiisa kala duwan

Masuuliyiin hore iyo qeybaha kala duwan ee Bulashada ayaa ka qeybgaley furitaanka Xaruntaan oo ah tii ugu horeysey ee nooceeda ah oo laga furo Baydhabo waxaan afurtey Dhalinyarada Deegaanka oo la yimid fikirkaan ka dibna maalgashtey

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here