Tababar ku saabsan Hogaaminta Dhalinayarada Oo laga Dah-furey Hargeysa

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhalinyarada daneysa Arimaha Siyaasadda iyo ka qeyb-galkeeda ayaa waxaa Magaalada Hargeysa loogu qabtay Tababar la Xiriira ka qeyb-galka dhanka iyo Hogaaminta Siyaasadda, kaas oo socon doono Mudo laba maalin ah.

Munaasabadda Daah-furka Tababarka oo ay ka qeyb galeen Madaxda Dalladda Dhallinyarada Somaliland ee SONYO iyo dhamaan dhalinyarada hanka u leh dhanka iyo Hogaaminta Siyaasadda ayaa waxaa furey Gudoomiyaha Dalladda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here