Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan Looga hadlay inta uu socdey ayaa ku saabsana Wadatashiga iyo Xaqiijinta Barnaamijka Adeeg daadajinta Magaalada Kismaayo Waxaana ka qeyb galay Madxda Wasaaraddaha iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Hoose Ee Kismaayo, waxaana diirada lagu saaray sida loo Xaqiijin lahaa Wadatashiga iyo Barnaamijka Adeeg daadajinta ee Kismaayo.
Wasaarada Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta Jubaland ayaa soo Agaasintey Shirka iyadoona loogu gol lee yahay in la daadejiyo Adeegyada ay bixiso Dowlada Hoose Kismaayo si Bulshada loogu adeego ismalamarkaana loo gaarsiiyo Sida Caafimaadka, Waxbarasharada, Nadaafada, Biyaha, Nabada iyo guud ahaan dhismayaasha kaabayaasha dhaqaalaha
Warkung waliba nig haaye Rahmy Salaad Abdyllahi