Dhalinyarada Soomaaliland Oo ka Faaideystey Maal gelinta Sanduuqa Horumarinta

0
39

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)184 qof oo ah dhalinayo ka faaideysatey Sanduuqa horumarinta Dhallinyaradda ayaa kulan Afur ah loogu sameeyey magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland .

waxaana kulankaan Af Furka ah soo qaban qaabiyey Sanduuqa horumarinta Dhallinyaradda kuwaasi oo dhalinyarada ku dhiirogalinaayey sida ay uga faaideystaan fursada la siiyey ayna u abuurteen Ganacsiyo iyaga u gaar ah

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadan

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here