Deegaano Ka tirsan Degmada Baladweyne Oo Biyo dhaamin Loo sameeyey.

0
73

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ururka Midnimada Gobolka Hiiraan ayaa deeq isugu jirtay Booyado Biyo ah Raashiin iyo timir u geeyay dad dan yar ah oo ku nool deegaanka guri cade ee ku yaala Duleedka Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Deeqdan oo Ururka Midnimada Gobolka Hiiraan u soo wakiishatay Maamo Shamso Cabdi Siyaad oo kamid ah Qurba joogta Hirshabeele ayaa u qeybiyay dadka degan deegaanka guri cade.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here