Barakacayaasha Naafada Baydhabo Oo ka Faa’ideystey Biyo dhaamin loo sameeyey

0
43

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iyadoo Lagu gudo jiro Bisha Ramadaan, hadana waxaa jira Jiilaal sababay Biyo yaraan dhamaan Gobolada dalka, kadib markii la waayey Roobkii Deyrta iyo Guga dadka ugu badan ee Saameynta ku yeeshey ayaa ah waxaa kamid ah Bulshada Barakacayaasha gaar ahaan daka baahiyaha gaarka qabo oo ku nool duleedka Magaalada Baydhabo

Lataliyaaha Madaxweynaha dhanka Haweenka Biibi Maxamed Aweys oo wakiil ka ahaa Mahamed Mukhtaar Olad ayaa Biyo dhaaminta ah u sameeyeen dadka baahiyaha gaarka qaba ee ku nool Kaamaka All Aamin

Warkung waliba nig haayte  Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here