Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xaflad balaaran ee lagu qabtay Masjidka Jaamaca ee Magaalada Laascaanood kaas oo lagu soo gabagabenayay Tartanka Quraanka ee Bisha Ramadaan oo ay soo qaban qaabisay jimciyadda Qur’aanka Kariimka ah ee Al-Nuur waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Caddaaladda, Arrimaha Diinta Maamula Degmada laascaanood Culimada, Ganacsato ka socotay sharikadaha kala duwan,Arday Macalimiin iyo qeybaha kale ee Bulshada.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi