Tartan Qur’aan Akhris ah Oo Loo qabtay Ardayda Jaamacada Kaamil Magaalada Baydhabo.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Jaamacadda Caalamiga ah ee Kaamil oo kamid ah Jaamacadaha magaalada Baydhabo ayaa waxaa Sanadkii labaad dhamaan Ardeyda kuliyadaha kala duwan ku barta Jaamacadda ay u qabatay Tartan Qur’aanka Kariimka ah.

Tartanka Qur’aanka Kariimka ee Jaamacadda Caalamiga ah ee Kaamil oo si rasmi ah uga bilowday Hoolka Jaamacadda oo sanadkan ka qeyb-galayaan Wiilal iyo Gabdho ayaa lagu tartansiin doona ilaa iyo shan iyo Toban Jus.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here