Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan Lagu soo gabagabeeyey Magaalada Baydhabo ayaa lagu bartey inta uu socdey Kobcinta ka qayb galka ka mid noqoshada iyo helitaanka adeegyada dadka La takooro iyo Sidii Bulshada loo siin lahaa Wacyigelin islamarkaana Hey’adaha Dowlada loogu dhiiri gelin lahaa in dadka ay si siman u helaan adeegyada Dowladu bixiso dadka loo awood sheegto iyo kuwa kale
Inta uu socdey Tababarkan ayaa waxaa ka faaideysatey Ururada Bulshada Raiydka, Odoyaasha dhaqanka iyo dadka Barakacayaasha ee ku dhaqan Magaalada Baydhabo waxaana soo qaban qaabisey Hey’adda SASMO iyo Maamulka Gobolka Baay.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady