Qoysas danyar ah Oo Deeq Raashiin ah Loogu qeybiyey Garoowe

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar kamid ah xildhibaanada Golaha deegaanka ee Degmada Garoowe ayaa ka qayb galay munaasibad Raashin Afur ah oo loogu qaybiyay dadka dan’yarta ah ee ku dhaqanka Degmada Garoowe kuwaas oo gaaraya ku dhawaad Sodon Qoys

Raashinkaan loo qaybinayay dadka dan’yarta ah ee ku nool xaafada Horseed ee Garoowe ayaa waxaa iska aruuriyey dadka xaafadda si ay u garab istaagaan walaahooda tabaaleysan hada lagu gudo jiro.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here