Dhalinyarada Baydhabo Oo Loogu baaqay la shaqeynta Laamaha Amniga KG.

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Laamaha Amaanka Degmada Baydhabo ayaa wada shaqeyn dhow la leh dhalinyarada Degmada waxaana xaafadaha ka dhisan gudiyo Dhalinyaro oo Ciidanka Police-ka kala shaqeeya sugiga Amniga baydhabo

Wadashqeynta ka dhaxeysi Ciidanka iyo Dhalinyarada Xaafadaha ayuu sheegey Gudoomiyaha Dhalinyarada Degmada Baydhabo in ay ku timid wacyigalin badan oo ay u sameeyeen Dhalinyarada iyo Ciidanka.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here