Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Inta badan Marka la gaaro Tobonka danbe ee bisha barakceysan ee ramadaan waxaa inta badan La Fasaxeyaa Ardeyda iskuulada iyo Shaqaalaha Dowlada si ay u Cibaadeystaa ayna ehelkooda ula soo Ciidaan
Iskuulada Magaalada Baydhabo ayaa intooda hada galay Fasax Mudo kooban ah Si Ardeyda maalamaha Ramadaanka ka dhiman u helaan Fursad ay ku sii laba jiibaaraan Cibadaado inta ku waajibta waxaana Goobahaas kamid ah Iskuul Baydhabo
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir