Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan Lagu Dah-furaayey Tartan Quraanka kariimna ah iyo Tajwiidkiisa oo lagu soo beegay bilaawga Tabbanka dambe ee Bisha Ramadan, ayaa Lagu qabtey Dhuusamareeb waxaana ka qayb galey Maamulka Degmada iyo Mas’uuliyiin uu kamid yahay Agaasimaha guud ee Wasaraadda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Galmudug.
Xufaada Tartankan ka qayb galaya ayaa ku kala tartamaya sedaxda Tabnaad ee Sodonka jus ee Qur’aanka Kariimka iyo tajwidkiisa, waxaana soo qaban qaabiyay Tartankan Maamulka Masjidu Al-Khaaliq ee Dhuusamareeb.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady