Taliska Ciidanka AUSSOM Oo Naafada Baydhabo gaarsiiyey Deeq Raashiin ah

0
5

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ciidanka Itoobiya ee Qeybta ka ah Howlgalka AUSSOM gaar ahaan qeybta sedaxaad ayaa maanta waxaa ay Raashiin noocyadiisa kala duwan u qeybiyeen 60 qof oo ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba

Saraakiisha ayaa sheegey in Raashiinka maanta ay bixiyeen ee dadka masaakiinta ah ay siiyeen ay qaraankooda ka soo jareen Ciidanka Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here