Shaqaalaha Gudiga Doorashooyinka Qaranka Oo Loo tababaray isticmaalka qalabka diiwaangelinta.

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkaani oo ahaa mid loo qabtey Macalamiinta tababari doona dadkii ka shaqeyn lahaa diwaan gelinnta Codbixiyaasha Oo ka kooban ilaa iyo 60 qofood Waxaa ujeedkiiisu ahaa Mid lagu Baranaayey isticmaalka Qalabka diiwaangelinta doorashooyinka.

Waxaana Munaasabada lagu soo xiraayey t tababarka ka soo qeyb galey Gudoomiyaha iyo Xubno ka tirsan Gudiga doorashooyinka madaxa banan wasiiro Xildhibaano iyo masuuliin kala duwan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here