Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan loo qabtey qaar kamid ah Shaqaalaha Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo kaas oo la barayo Maamul Wanaaga Hogaaminta isbedelka Dowladaha Hoose Isticmaalka Adeega dhijitaalka kor u qaadista Aqoontooda iyo sida ay Bulshada si wanaagsan adeeg ku gaarsiin karaan.
Wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka Jubaland ayaa soo qaban qaabisey Tababarkan iyadoo ujeedadu tahaay in shaqaalaha Dowladaha Hoose ula jaan qaadi lahaayeen Hanaanka Casriga ee ay Dunida mareyso horeyna Tababaro noocaan ah ay u qabteen.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady