Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Jamacaada Green Somali University oo dhawaan laga hirgeliyay Magaalada Baydhabo ayaa waxay Xariga ka jartey Qeyb laab Computer ah oo loogu talagaley Ardeyda IT-ga Kubarta Jaamacadda.
Gudoomiyaha Jamacaada Green Somali University Ustaad Cabdirizaaq iyo mid Kamid ah Barayaasha Jaamacadda ayaa ka hadlay Munaasabadda Xarig jarka Qeeybta Laab-ka Computerka Jaamacada.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday